Episodes
Waxaa halkaan ku casuumnay Abdullahi Alason oo ah siyaasi ku nool dalka Norway. Wuxuu hada ka hayaa xil sare waana qof ku soo jiray siyaasada mudo dheer.
Published 07/16/21
Waxaa maanta la fariisaney Dr. Yasin Gaardo oo ah dhaqtar Soomaali oo ku nool dalka Shiinaha, halkaasne wax ku soo bartay.
Published 07/06/21
Halkaan waxaa ini kula wadaagayaa waxyaabaha iigu yaabka badnaay aan kala kulmay social media
Published 07/06/21
Halkaan waxaa uga hadleynaa maareynta waqtiga qeybtii labaad. Waxaa ka hadalnay Eisenhower matrix, waqti lumis (time wasters) iyo wax badan qofka waqtiga ka lumiyo. Waxaa talooyinka nasiiye Abdi Speaks podcast oo aad ka heli kartid Spotify 
Published 06/30/21
Waxaa qeybtaan ka hadleynaa si qofka u maareyn karo. Mowduucaan waa mid aad u weeyn sidaas darteed waxaa u kala qeybinay labo qeybood Part 1 iyo Part 2.
Published 06/25/21
Halkaan waxaa rabaa inaa ka hadlo kala duwanaashaha dadka qof walba sida uu arko guusha iyo horumarka. Waxaa jira ina dadka dhinacyo kala duwan ka firiyaan marka aay qiimenayaan guul ama horumar. Maxaad adiga u aragtaa guul?
Published 06/20/21
Waxaa la hadalnay Abdishakur Mahamed Shidane oo ku magac dheer Shaksi. Waa ganacsade dhalin yar oo dalka dib ugu laabtay kana furtay shirkada lacagaha bixinta dadka u fududeysa iyo maqaayad mac maacan ee caasimada Muqdisho
Published 06/10/21
Amina Mohamed waxeey hal abuurkeeda ku cawisaa bulshada Soomaaliyeed ee dalka Finland. Shirkada u furan waa shirkad isku jirto si samafal iyo ganacsi ah.  Dhageysi wacan
Published 06/08/21
Kani waa hordhac ka hadlayo subax wanaagsan iyo u jeedka subax wanaagsan
Published 06/08/21