Halkaan kala soco wararka iyo warbixinada magaalada Mogadishu
Listen now
Description
Dhawaan soomaaliya waxaa ka dhici doona doorashada xilka madaxweyne sidaa darteed waxaan idiin soo gudbin doonaa macluumaadka la xiriira doorashada cidii ku guuleysata iyo cidiin ku gacan sareeysa mudada ay soconeyso
More Episodes
Published 12/13/22
Ree Jabuuti oo si ficltan leh uga waramaya Arooskii
Published 12/13/22
Waxaa la helay meydka Gabar yar oo da'deeda lagu qiyaasay 5 ilaa 6 jir. gabadha jirkeeda ayaa waxaa laga dheehan karaa in loo geytay jirdil xoogan iyo kufsi lagula kacay saqiirta masar u xirnaa gabarta ayeey ku ceejiyeen ilaa ay ka dhimato
Published 01/19/22