side loo dareema dareemahaga?
Listen now
Description
xalqadan waxaan idinku la wadaagay muhimada ay ino leeyhiin dareemeheenu iyo talaabooyinka aad qaadi karto si aad u bilawdo inaad naftadda u ogalato inaad dareento. Dhagaysi wacan 
More Episodes
Xalqadan waxan idin kula wadagay sida ayn u bilabi karyno aqbalida waxyabaha aynan wax ba ka badali karaynin iyo samaynta aqablitanku ku leeyahay caafmadka maskaxdeena  Dhagaysi wacn
Published 04/05/24
Published 04/05/24