Caafmaadka maskaxda - Mental Health
Listen now
Description
xalqadan waxaan kaga hadlay caafmaadka maskaxda  iyo hab fikiro iyo caadoyinka ka caawin kara inaad dar yeesho caaf madka maskaxdada. Dhagaysi wacan 
More Episodes
Xalqadan waxaan kaga hadlay qoraalka iyo samaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena. iy o sida aan u isticmaali karayno qoraalka si aan kor ugu soo qaadno caafmaadka maskaxdeena.Qoraal(journaling prompt): https://bit.ly/3KrQaDF Day One app : Day One Journal App Social MediaYoutube -...
Published 05/19/24
Published 05/19/24
Xalqadan waxan idin kula wadagay sida ayn u bilabi karyno aqbalida waxyabaha aynan wax ba ka badali karaynin iyo samaynta aqablitanku ku leeyahay caafmadka maskaxdeena  Dhagaysi wacn
Published 04/05/24