Hordhac
Listen now
Description
Wehel wa podacdst aan idin kula wadaagi doono mawaadiic la xidhiidha caafmadka maskaxda , daryeelka nafta,bogsashadeeda iyo fahankeeda. Dhgaysi wacan.
More Episodes
Xalqadan waxaan kaga hadlay qoraalka iyo samaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena. iy o sida aan u isticmaali karayno qoraalka si aan kor ugu soo qaadno caafmaadka maskaxdeena.Qoraal(journaling prompt): https://bit.ly/3KrQaDF Day One app : Day One Journal App Social MediaYoutube -...
Published 05/19/24
Published 05/19/24
Xalqadan waxan idin kula wadagay sida ayn u bilabi karyno aqbalida waxyabaha aynan wax ba ka badali karaynin iyo samaynta aqablitanku ku leeyahay caafmadka maskaxdeena  Dhagaysi wacn
Published 04/05/24