Season 4~EP:07 ; Soo laabasho / علاقة التوبة والعمل الصالح
Listen now
Description
Aduunkan aynu noolnahay hadii aanu qanuuno uu ku kala socodo Allah udhigin kadibna aanu ina barin qaabka aynu ugu dhaqmayno qanuunada waxa imaan lahaa khalkhal fara badan oo dhanka nolosha ah  Inaad ogtahay inay jirto meel aad unoqoto marka aad siibato ee aad samayso  wax kabaxsan wixii  laguu baneyaay dareenkaas ayaaba ah nimco kamida nimcooyinka maalinlaha ah ee aynaan oagayn . Ila dhgayso xalaqadan si aan u ogaano xidhiidhka ka dhaxeeya soo laabashada,camalka wanaagsan, hanuunka .  Amal abdillahi 
More Episodes
رب تقبل توبتي واغسل حوبتي وأجب دعوتي
Published 06/10/24
اللهم انك عفو تحب العفو فاعفوا عنا
Published 06/02/24
Published 06/02/24