Is this your podcast?
Sign up to track ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more
Mohamed Amin
Bogasho Podcast
kuso dhawada Bogasho Podcast goob kulmisa ganacsadayaasha iyo  dhaliyarta rabta in hada ay ganacsiyo bilaaban ama ay kor u qadan xirfadooda saleska iyo merketing ka. Nagu soo biir safarkan aan rabno i  anu kor ugu qaadnao xirfadaheena iyo aqooneena xaga ganacsiga . Hadii aad tahay ganacsade hada cusub oo dhwaan uu bilaabay , ama aa tahay qof hada ku rajo wayn in uu ganacsi bilaabo ama raba in xirfadiisa sida wax iibka iyo suuqgayna kor u qaado then xagani waa goobti ka caawin lahayd. Magacaygu waa Mohamed Amin, waxan ahay soo jeediyihiina mar labaad soo dhawaada. Dhagaysi...
Listen now
Recent Episodes
Published 05/22/24
Ku soo Dhawoow Bogasho Podcast! magacaygu waa Mohamed Amiin Episode kan , waxaynu u dhex galaynaa laba xoojiye oo wax soo saar ka muhiim ah: kor u qaadida diiradda (Enhacing focus ka iyo ka gudubka dib u dhigista( overcoming procrastination) . U halgamaya dhamaystirka hawlaha? Soo hel...
Published 05/22/24
Hadaf Muxu yahay ? helitaanka dhabadu guushu waxa ay ku xidhantahay in aad leedaha qorshe ku yaala ooo ku gaadh siinaya Yoolka aad leedahay Waana Gundhiga xalqadeenan maanta . waxa marti inoogu ah Amaal C/laahi oo ah soo jeediyaha ALBAQIYAT PODCAST oo aanu kawada hadali doono faa;ido intee leeg...
Published 05/11/24
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »