GORFAYNTA GOLE GARAAD: MAANSO DHALAN-ROGADKA WAAYAHA - CABDUL SEED
Listen now
Description
Dhalan rogadka waayuhu Waa mid soo dhignaayoo Hadba dhinac u guuree Dhogortii markuu riday Dhudda xoogga baabaco Bal inuu mar dheefsado Dhexda toosi aadmigu Oo socod dhaqaaq baray Oo ku dhiirray joogsiga Aragguna u dheeraa
More Episodes
Sharaftiyo karaamada haddaad,  shaadh ka dhigan waydo Shahaada markhaatiga ma galo, shayga kii xumiye shubuhada qofkii lagu bartaa lagu shareereeye Sharacallee xurmadu waa midaan,  shaaki galahayne Sharaceedu wixii ay nacdee,  diinta lagu sheegay Iyo dhaqanka shaygii dila bawaa...
Published 07/03/20
Maansada Dhalan Rogadka waayaha
Published 05/12/20
Ka kooban, gorfayn iyo gulufayn, gabay iyo qiso.
Published 02/24/20