Is this your podcast?
Sign up to track ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more
Dhawrsan Nasir
Janaat Podcast
Kusoo dhawow Janaat podcastJanaat podcast wuxuu kaa caawin doona fahanka muhiimada badqabka caafmadka maankaaga ,ilaalinta kobaca garaadka dhalaanka, samaynta xidhiidh togan oo ka dhaxeeya waalidka soomaliyed iyo ilmihiisa ,  sidoo kale  ka dhigada maalintaada mid ka fayow isku buuqa iyo qulubka❤️
Listen now
Ratings & Reviews
Fahanka caruurta
Jasaka Allah khayr wllo Mahadsanid 👍👏🏻
Hodo Ali via Apple Podcasts · Great Britain · 03/01/24
From Farah
Aadban ugu faraxsanyay in la helo hablo Dhawrsan oo kale ah mahasanid walaal
Zioak via Apple Podcasts · Great Britain · 02/14/24
Recent Episodes
Published 04/24/24
Xalqada 6 ee taxanaheena waxaan kaga hadlaynaa dabeecad loo yaqaan narcissistic personality disorder waxyaabaha calaamadaha u ah qofka qaba dabeecadan iyo waxyaabaha keena inuu qofku la noolado dabcigaas Dhawrsan Nasir/ counseling psychologist 
Published 04/24/24
Xalqadan waxay inaga caawin doonta fahanka xanuunka depression ku dhaca hooyada dhalmada kadib  (postpartum depression)waxyaabaha sababa iyo sida loo daaweyo  Dhawrsan Nasir / counseling psychologist 
Published 04/14/24
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »