Episodes
Xalqadan waxa marti ku ah hooyaday macaanWaxaan kawada sheekaysanaynaa sida waalidku u xoojin karo inuu soo saaro ilmo baariya aduun iyo aakhirana anfac leh insha allahDhawrsan Nasir / Counseling psychologist ❤️
Published 05/19/24
Published 05/19/24
Burburka qoysku wuxu saamayn taban ku yaasha ilmaha iyo waalidkabaXalqadan waxaan kaga hadlaynaa sida waalidku u maarayn karo caafmadkisa iyo ka ilmahaba burburka ka dibDhawrsan Nasir/ counseling psychologist ❤️❤️
Published 05/12/24
Xalqadan waxaynu kaga hadlaynaa dhawr qodob- sidee loo xoojiya xidhiidhka alle- Sidee u caawin kartaa naftaada marka dhib dareemaysidDhawrsan Nasir/ counseling psychologist
Published 05/07/24
Xalqada 8 ee taxanaheena waxaan kaga hadlayna ka hor inta aanad guursan maxaa kuu muhiim ah inaad ogaato si aad u ilaashato Degenida iyo Xasiloonida Maankaaga Dhawrsan Nasir/ counseling psychologist
Published 05/03/24
Xalqadani waxay inaga caawinaysaa inaan fahano maxaa keena dhaawac nafsiya iyo sideen uga kaban karnaa dhibkaas Dhawrsan Nasir | counseling psychologist ❤️
Published 04/30/24
Xalqada 6 ee taxanaheena waxaan kaga hadlaynaa dabeecad loo yaqaan narcissistic personality disorder waxyaabaha calaamadaha u ah qofka qaba dabeecadan iyo waxyaabaha keena inuu qofku la noolado dabcigaasDhawrsan Nasir/ counseling psychologist
Published 04/24/24
Xalqadan waxay inaga caawin doonta fahanka xanuunka depression ku dhaca hooyada dhalmada kadib  (postpartum depression)waxyaabaha sababa iyo sida loo daaweyo  Dhawrsan Nasir / counseling psychologist 
Published 04/14/24
Xalqadan waxaynu kaga hadlaynaa xanuunka depression ka waxyaabaha sababa iyo sida loola tacaali karo waxaan rajaynayaa inay caawiso xalqadani in baddan oo inaga mida  Dhawrsan Nasir/ counselling psychologist  Janaat podcast 
Published 03/24/24
Xalqadan  waxaynu kaga hadlaynaa is badala dhaca wakhtiga qaangaadh-ka ee 13-20 sano ,  waxaynu  kusoo qaadan doona   xogo iyo macluumad kaa caawin doona fahanka maxalada ay maryaan ubadkeena ku jira xiligan Dhawrsan Nasir / counselling psychologist  Janaat podcast 
Published 03/15/24
Xalqadan waxaynu kaaga hadlaynaa da,a kasta baahiyaha nasfiyadeed ee ay leeday, si aynu ugu baraarugsanaano wakhtigaynu marayno maxa inoo muhiima oon ahayn cunto iyo cabitaan  Dhawrsan Nasir  counselling psychologist
Published 03/09/24
Xalqadani waa tii kowaad ee tanaha janaat ,waxay inoo iftiiminaysaa muhiimada badqabka maankeena ,waxyaabaha saamaynta inagu leh ,iyo sidaynu isku caawin karno markaynu bukoono maan ahaan
Published 03/02/24
Ujeedka iyo hordhaca Janaat podcast 
Published 02/25/24
Fahanka Baahiya Nafsiga Ee ubadkeenu waa badqabka nolosheena iyo helida mustaqbal ka fayow dhaawacyo nafsiya
Published 02/08/24
qodob kaa hor istaagi kara inaad ka dhabayso hadafkaaga 
Published 02/07/24