Episodes
Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid. Dhagaysi wacan.
Published 08/15/23
Published 08/15/23
Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo xidhiidhka noocaas ahi.  Dhagaysi wanaagsan.
Published 07/08/23
Weligaa ma dareentay inaad dareemahaaga ku hafanaysid? sidee ayaad u maaraysay dareen-ku hafashada?  Xilqaddan ayaynu maaraynta dareen ku hafashada kaga hadlaynaa, dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan
Published 06/26/23
Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada.  Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan.
Published 06/06/23
Waa Qaybtii 2aad ee Cuqdadda Hoosaynta. Dhagaysi wanaagsan . --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Published 05/25/23
Cuqadadda Hoosayntu 'Inferiority Complex' waa maxay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa . Dhagaysi wanaagsan --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Published 05/04/23
Bani'aadamku ma darroori karaa dareen ahaan? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashan. Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Published 03/01/23
Weli awoodahaaga qofeed , wax qabadkaaga iyo ahaanshiyahaaga maka shakiday? ma iswaydiisay weli waxaad isaga shakido?   Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa shakiga, waxa keena iyo sida looga bixi karo.   Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 02/20/23
Weli ma maqashay mabda'a 'Qunyar Noolaanshiyaha' , ma noolaan kartaa qunyar iyada oo aanay jirin wax ku dedejinayaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa waxa uu yahay Qunyar-Noolaanshiyuhu. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 02/15/23
Weli ma Is waydiisay dhaqanka dad iska gadista/dhaadhicintu meesha uu kasoo raaco dadka, sifaha ay yeeshaan dadka lihi iyo sida loge gudbi karo?  Xilqaddan ayaad ku baranaysaa bi'dniLaah.    Dhagaysi Iyo Dhaqan Gelin Wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 01/23/23
Weligaa ma doontay inaad naftaada saamaxdid? ma iswaydiisay halkee ayaan ka bilaabaa? xilqaddani waxay kaaga jawaabaysaa su'aalo laga yaabo inaad jawaab u la'ayd.   Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 01/07/23
Weligaa ma maqashay qofbaa dareen ahaan u dhiig-baxay? xilqaddan ayaynu isku waydiinayaa waxa uu yahay dhiig-baxa dareen.   Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 12/27/22
Sidee ayaan uga bixi karaa cabsida daran ee geerida ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan.    Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 12/22/22
Tabo iyo xeelado kaa caawin kara la dhaqanka hubanti la'aanta ayaad xilqaddan ka faa'iidaysaa bi'dniLaah.    Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 12/09/22
Fikradaha maanka kusoo dhaca kuwooda khalalka qofka geliya ayaynu kaga hadlaynaa xilqaddan.    Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 11/12/22
Waalidkaygu haddii uu Is-xambaarsane yahay maxaan ka yeelaa? Su'aashan ayaynu xilqaddan kaga jawaabaynaa.  Dhagaysi wanaagsan.  --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 11/04/22
Tallaabooyinka ka kabashada dhibta Is-xambaarsanaha ayaynu xilqaddan ku qaadaa-dhigaynaa.  Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.  --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 10/29/22
Waalidku Isxambaarsane ma noqon karaa ayaynu kaga jawaabaynaa Xilqaddan.    Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 10/22/22
Wax ka baro xeeladaha dadka Is-xambaarsanaayaasha ah.    Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 10/14/22
Sidee ayay u dhaqmaan is-xambaarsanayaashu xilliyada ay xidhiidhada ku jiraan? Su'aashan ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan.  Dhagaysi Wanaagsan.  --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 10/14/22
Weli ma iswaydiisay Is-xambaarsanaanta |Narcissism-ku waxa uu yahay? xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashaas misana ku baranaynaa shakhsiyidda noocaas ah calaamadaheeda iyo waxa sameeya dhaqankeeda. Dhagaysi wanaagsan --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 09/24/22
Weli dareenkaaga mala habaabiyay? Maxay ayaad dareentay? maxaa lagu gartaa qofka dareenka habaabinaya? xilqaddan waxaynu kaga jawaabaynaa su'aalahan iyo kuwo kale.    Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 08/27/22
Sideen u samaystaa Xuduudo -Shaqeed ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan.   Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 08/19/22
Weli ma is waydiisay waxaad mar walba u niyad jabsantahay, uga daallantahay gudaha,u dareensantahay in aan lagu qiimaynayn? malaga yaabaa inaanad xuduudo dareemeed lahayn?  Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan 🌸 --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Published 08/07/22