Cabdillaahi Aadan
Qofka barnamijkan si wanagsan u dhuuxa runtii hab-fikirkiisa wax weyn baa iska badalaya.aad banan ugu bogaadinayaa Hamda Hussien inay sidii ugu wanagsan in loo wadaagtay.
Cabdillahi Adam via Apple Podcasts · Taiwan · 12/24/23
More reviews of Kabasho
Aad bey ii anfaceen casharadadu
archkemal via Apple Podcasts · Turkey · 12/26/23
Wan ku salamay mcnto marka hore wan ku waayey malmahan podcast wan u xiisay runtii waxan rajaynaa in ad cafimaad qabto. Can’t wait for you to upload other episodes Insha Allah
Raha M via Apple Podcasts · United States of America · 09/19/22
Aadban u dhagaystaa sida togon ee aragtida fogleh eed nooguso gudbiso barnaamijyada tayadaleh. Kumahadsanid sida aad noogu talo iyo tusaalayso. Kumaso koobi karo qoraal mahadcelintaada. Dhagaysigaaga dhagtu kama bogoto. Mansha Allah!!!
11clubhouseuserblocked via Apple Podcasts · United States of America · 08/08/22
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »