Rubish podcast
This is disheartening. These wokey liberals talking about parenting in the Somali community. You are getting paid to spout out Rubish to brainwash young people,
Ayeeyo kutubo via Apple Podcasts · Great Britain · 11/10/22
More reviews of Kabasho
Illahay ayaa mahad leh inuu kugu ilhaamiyey cilmigani inbadan oo dad keena ahi ayna ku baraarugsanayn. Alle hakugu abaal mariyo farxad aduun iyo aakhiro Hamda. Anigoo baahi badan uqaba inbadana raadinayey mawduucyo ku saabsan sideen u fahmaa wax badan oo ubaahan jawaabo… ayaan lakulmay podcast...Read full review »
Ina Bakaari via Apple Podcasts · Australia · 11/24/22
Aad baan kaaga mahadcelin walaal xamda cilmigaan aad nala wadaagtay rabi ajarkeeda haku siiyo waxaana kugu dhiiragelin hawshaan khayriga ah aad ummada soomaaliyeed uhaysid
Zakariye Abdi via Apple Podcasts · Turkey · 09/22/22
Aad bey ii anfaceen casharadadu
archkemal via Apple Podcasts · Turkey · 12/26/23
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »