Sooyaalkii iyo Waayihii Maxammad Daahir Afrax | CAMBAABUR PODCAST #7
Listen now
Description
09 Ogtoobar 2021 ayuu AHN Maxamad Daahir Afrax geeriyooday. Cabdillaahi Raage "Sayyidka", Cabdicasiis Guudcadde iyo Ayaanle Hoori ayaa labdan fadhi ee 7aad iyo 8aad ugu baroordiiqaya, ku faaqidaya sooyaalkiisii iyo waayihii uu soo noolaa. Waxa kale oo ay ka warramayaan waxsoosaarkiisii noocyada badnaa. Dhan kale waxa ay is dul taagayaan sidii ay ku barteen, sidii ay warka geeridiisa ku maqleen, macnihii uu Afrax ugu fadhiyay hidda qoran ee umadda Soomaaliyeed iyo sida loo xasuusan doono. Naxariistii janno Eebbe ha ka waraabiyo Afrax. Qoyskiisii iyo akhristayaashiisiina samir iyo iimaan ha ka siiyo. Dhagaysi wanaagsan. *** Cambaabur Pocast kal soco:  Apple Podcasts https://apple.co/3nAj3Bg Spotify https://spoti.fi/3nz0762 Google Podcasts https://bit.ly/3xzwje5 Anchor https://bit.ly/3nz2Hcl Breaker https://bit.ly/3u98hED Overcast https://bit.ly/3gPsfR9 Pocket Casts https://bit.ly/3t7g7NZ RadioPublic https://bit.ly/3e41LcQ Youtube https://bit.ly/3em1X7r Iyo meel kasta oo kale oo aad Podcast-yada ka macmiilato. SUBSCRIBE oo ku taxnaw.
More Episodes
09 Ogtoobar 2021 ayuu AHN Maxamad Daahir Afrax geeriyooday. Cabdillaahi Raage "Sayyidka", Cabdicasiis Guudcadde iyo Ayaanle Hoori ayaa labdan fadhi ee 7aad iyo 8aad ugu baroordiiqaya, ku faaqidaya sooyaalkiisii iyo waayihii uu soo noolaa. Waxa kale oo ay ka warramayaan waxsoosaarkiisii noocyada...
Published 10/22/21
Waa mar kale iyo Cambaabur Podcast Waxa marti ku ah Maxamad Siciid Mire. Waa qoraa u dhuundaloola sheekooyinka, waxna ka qora. Waxa aan kala sheekaysannay: Sooyaalka Sheeko-faneedda, Sheekafa, sheeko xariirta iyo jaadadka kale ee sheekaynta xidhiidhka ka dhexeeya, Jaadadka...
Published 08/15/21