Is this your podcast?
Sign up to track ranks and reviews from iTunes, Stitcher and more
Avalites Foundation
PODCASTS AND LECTURES OF AVALITES FOUNDATION
Avalites Foundation waa haayad aqooneed iyo dhaqan/saqaafo oo deggan Boorama, kana hawlgasha magaalooyinka kale ee Soomaalilaan iyo Soomaalidaba. Avalites waxa ay beegsanaysaa in ay qabato shaqo dhaqan (cultural work) dhab ah, eber aan ka bilaabayn ee ku duldhisaysa kuwii ka horeeyay, beegsanysana intifaaca aadamaha Soomaaliyeed. Halkan waxa aad kala socod doontaan Boodkaasyo (podcasts) ay samayso haayaddu iyo kulammada aqooneed ee kale ee ay fuliso. La soco, lana socodsii ciddii ka faa'iidaysan karta. Mahadsanid.
Listen now
Recent Episodes
Waa Cambaabur Podcast #5   Kulankan waxa uu daba socdaa kii hore ee #4, Cumar Cali Baashe ayaa sii  wada qaadaadhigista fahanka XADAASADA IYO XADAASADA-KA-DIB. Qaybtanna  waxa aan ku eegaynaa sida uu dhaqdhaqaaqa XADAASADA-KA-DIB U NAQDIYAY  XADAASADA?  (Xadaasada-ka-dib/Post Modernity/ما بعد...
Published 05/07/21
Waa Cambaabur Podcast #4    Kulankan waxa uu Cumar Cali Baashe ku qaadaa dhigayaa fahanka XADAASADA:  MAXAY TAHAY, SIDEE AYAY SE U CURATAY?  (Xadaaso/Modernity/الحداثة ),  curashadeedii iyo taabbagalkeegii. Sidaas oo kale dhinacyada ay  saamaysay/ka koobantahay iyo fikradaha seesdhigga u ah....
Published 05/05/21
Cabdiwahaab Almasiiri (1938-2008) wuxu ahaa faylasuuf Masaari ah oo waxsoosaar badan, waxsoosaarkiisuna saamayn badanaa, noloshiisii iyo imikaba. Sidaas oo kale wuxu ahaa Indheergarad magiciisa iyo miisaankiisa aqooneed kaga qaybqaata masraxa guud. Qof ahaan Cabdiwahaab wuxu maray isbadallo...
Published 04/26/21
Do you host a podcast?
Track your ranks and reviews from iTunes, Stitcher and more.
See hourly chart positions and more than 30 days of history.
Get Chartable Analytics »