S1E9: Karma| Sharciga Sababta iyo Natiijada
Listen now
Description
Waa maxay Karma; sharciga sababta iyo natiijada, sidee nolasheena u saameysa. Hadii aan sharcigaan barano maxaa nolashaada iska badalaayo. Intaas iyo in kabadan waxaad ku ogaan doontaa xilqada maanta. Fadlan wixii comment iyo ra'yi ah waxaad nogula soo wadaagi kartaa barteena instagramka: https://www.instagram.com/perfectspot_with_fatima/ Fadlan follow us on: Tiktok: https://www.tiktok.com/@perfectspot_with_fatima Resources: 1) Karma: https://molhem.com/@Z.J/%D9%83%D8%A7%D8%B1%D9%85%D8%A7-7040 2) Noocyada Karma: https://sotor.com/%D9%85%D8%A7-%D9%87%D9%88-%D9%82%D8%A7%D9%86%D9%88%D9%86-%D8%A7%D9%84%D9%83%D8%A7%D8%B1%D9%85%D8%A7/ 3) Fikrada sharciga Karma iyo aragtida ISlamka ee ka qabaan: https://www.alquds.co.uk, https://www.almrsal.com/post/532255. 4) Tafsir: https://quranenc.com/en/browse/somali_abduh/99.
More Episodes
Published 10/14/22
 Salaam dhamaan!!,  Waxaan rajeynaa in aad wada caafimaad qabtaan meel waliba aad joogtaan. Xilqadeena 10aad ee maanta waxaan ugu hadli doonaa waxa loo yaqaano Isbedel. Dhamaanteena waxa aan raadineyno waa isbadel, lkn hadana mana qaano nooca isbadelka aan raadineyno iyo meesha aan ka...
Published 10/14/22
Selaam dhamaan!!! Ma rabtaa in ay noloshaada ay noqoto mid fudud, barako leh, oo wax alaa wixii aad rabtid in aad heshid sida ugu fudu isla markaan ugu soo dhaw, ma rabtaa in aad jawaab u heshid su’aalo kuugu taagan. Marabtaa in aad heshid wax loo yaqaano “the magical Key” ama furaha sixriga ah...
Published 09/10/22