S1E5: Sirta Adiga iyo Eebe Idinka Dhaxeysa
Listen now
Description
 Selaam Dhamaan 😊. Majirtaa sir/camal qarsoon adiga iyo eebe idinka dhaxeysa labadiina kaliya aad isla ogtihiin.  Lagayaabo in ay dadka badankooda aysan ogey sirta aan ka hadleeno. Hadaba xilqada maanta waxaan ugu hadli doona camalka qarsoon, waxaan sidoo kale idin soo gudbin doonaa sheekooyin kusaabsan mowduucaan si aad fikrado ugu qaadaan noloshiina na aad ugu soo dartaa. Fadlan ra'yigiina waa ii muhiim waxaad sidoo kale igala socon kartaa isla markaana wixii comment  ah iigu soo diri kartaa barteena, Instagram: perfectspot_with_fatima Facebook: perfectspot_with_fatima  
More Episodes
Published 10/14/22
 Salaam dhamaan!!,  Waxaan rajeynaa in aad wada caafimaad qabtaan meel waliba aad joogtaan. Xilqadeena 10aad ee maanta waxaan ugu hadli doonaa waxa loo yaqaano Isbedel. Dhamaanteena waxa aan raadineyno waa isbadel, lkn hadana mana qaano nooca isbadelka aan raadineyno iyo meesha aan ka...
Published 10/14/22
Waa maxay Karma; sharciga sababta iyo natiijada, sidee nolasheena u saameysa. Hadii aan sharcigaan barano maxaa nolashaada iska badalaayo. Intaas iyo in kabadan waxaad ku ogaan doontaa xilqada maanta. Fadlan wixii comment iyo ra'yi ah waxaad nogula soo wadaagi kartaa barteena instagramka:...
Published 09/16/22