S1E6: Gratitude| Mahadnaq
Listen now
Description
 Salaam Dhamaan!!! Mowduuca maanta wuxuu ku saabsan yahay Gratitude ama Mahadnaqa, sida mahadnaqa loo sameeya hadana dhaqan looga dhigto, waxaan kaloo idinku soo gubdin dooona siduu mahadnaqa ii caawiyaya (qisadeyda). Waxaan mudo 30 maalmood soo dhigi doona 30  muuqaal maalintiiba hal muuqaal oo  aan ku soo gudbin doono hal nimco oo mahadnaq laga smaeeyaano si aad ugu toobarataan, waxaan muuqaalkaas soo dhigo doona TikTok geena (Perfect Spot with Fatima) Dhageysi wacan, hal hilmaamin in aad la wadaagto asxaabtaada. Follow us on: Instagram: @perfectspot_with_fatima Facebook: @perfectspotwithfatima TikTok: @perfectspot_with_fatima Youtube: perfect spot with Fatima.  
More Episodes
Published 10/14/22
 Salaam dhamaan!!,  Waxaan rajeynaa in aad wada caafimaad qabtaan meel waliba aad joogtaan. Xilqadeena 10aad ee maanta waxaan ugu hadli doonaa waxa loo yaqaano Isbedel. Dhamaanteena waxa aan raadineyno waa isbadel, lkn hadana mana qaano nooca isbadelka aan raadineyno iyo meesha aan ka...
Published 10/14/22
Waa maxay Karma; sharciga sababta iyo natiijada, sidee nolasheena u saameysa. Hadii aan sharcigaan barano maxaa nolashaada iska badalaayo. Intaas iyo in kabadan waxaad ku ogaan doontaa xilqada maanta. Fadlan wixii comment iyo ra'yi ah waxaad nogula soo wadaagi kartaa barteena instagramka:...
Published 09/16/22