S1E7: Law of Frequency or Attraction | sharciga soo jiidashada
Listen now
Description
 Selaam Dhamaan Jumca Mubaarak!!! Waxaa jirta suaalo badan aan marwaliba is weeydiino oo hadana aana jawaab u heynin. wax laga yaabaa in aad marwaliba ku celcelisid Why ME! maxey aniga waxaan igu dhacaan maxaa iga qaldan iyo wixii lamid ah. Xilqada maanta waxan ku sheegi jawaabta sua'aalahaa. dhageysi wacan. fadlan isla soo wadaag wax waliba oo aad ka faaidid xilqooyinkeena : Instagram, facebook, iyo TikTok ( @perfectspotwithfatima) 
More Episodes
Published 10/14/22
 Salaam dhamaan!!,  Waxaan rajeynaa in aad wada caafimaad qabtaan meel waliba aad joogtaan. Xilqadeena 10aad ee maanta waxaan ugu hadli doonaa waxa loo yaqaano Isbedel. Dhamaanteena waxa aan raadineyno waa isbadel, lkn hadana mana qaano nooca isbadelka aan raadineyno iyo meesha aan ka...
Published 10/14/22
Waa maxay Karma; sharciga sababta iyo natiijada, sidee nolasheena u saameysa. Hadii aan sharcigaan barano maxaa nolashaada iska badalaayo. Intaas iyo in kabadan waxaad ku ogaan doontaa xilqada maanta. Fadlan wixii comment iyo ra'yi ah waxaad nogula soo wadaagi kartaa barteena instagramka:...
Published 09/16/22